Get the blogger files such as contact form, others



Halkan waxa ku jira xml.files kala duwan sida Contact Form, whatsapp chat icon,

Xml file ka ugu horeeya waxa aad ka download garaysanaysaa contact us form, kaasi oo kaa caawin doona samaysashada contact us page qurux badan, marka aad ku dhufato download button ka wax kuu degi doona file xml ah, kusoo copyee contact us page kaaga kadibna raac muuqaalka aan ka sameeyay oo ka bad-badal waxa aan ka bad badalay si degen.




1.Contact Us from xml.file download

👉  




Xagan hoose waxa ku kaydsan whatsapp chat iconkaasi oo kaa caawin doona inaad website kaaga soo gashato chat icon whatsapp ah, waanu kuu saamaxayaa in ay dadku si fudud kuula soo xidhiidhaan. Waxa website kaaga ka dhigayaa mid dan weyn aad ka leedahay, taasina waxay kuu saamaxaysaa inaad fursad u hesho adsense approvel.




Halkan ka kala deg whatsapp chat icon:

2.Whatsapp chat icon xml.file.

👉

                             

3.REMOVE QUESTION MARKA ?M=1


Si aad uga saarto website-kaaga calaamatu su'aasha ka dambaysa mahaca website kaaga, waxa kaqa caawinaya xml ka ku jira halkan hoose, waxaana kaa saarayaa markaad domain iibsato ka dib. Caalamda waxay kaa baxaysaa markaad domain iibsato waayo calaamadani waxay indexing ka ka qayb qaadataa linkiyada aad galinayso google search console,

hadii aanad iib san domain ka calaamadani kama baxdo badanaa waayo page indexing ka ayay la soconasaa, waa marka aad isticmaalayso "blogspot.com" ka.

Calaamadini wax dhibaato ah malaha hadii ay kula socoto hadii aad domain leedahay iyo hadaanad lahayn ba.





DOWNLOAD BELLOW BUTTON TO 'REMOVE QUESTION MARK ?M=1'


👉                             


4.FOOTER COPYRIGHT CODES.

Si aad website kaaga uga saarto footer copywrite ka waxad la degtaa file ka ku jira halkan hoose, filkani waxa uu kaa caawinayaa inaad iska saarto footer copywrite ka, oo  ku aad adiga leedahay soo gadhato, raac muuqaalka aan ka sameeyay sida gooter copywrite ka loo badalo.

Footer-copywrite ka blogger website ku waxa uu la socdaa waa kaliya theme ka aanad iibsan ee aad sida free-ga ah aad usoo dajisatay kaasi ayuu la socdaa, waxa la socda ama copywrite ku waa magaca cida theme samamysay ama company ga is ka leh theme. 
Wax dhibaato ah oo wayn malaha hadii aad iska dayso.






Halkan kala deg file-ka (footer-copywrite) 

👉                              



Dhamaan filesha ku jira halkani waa save oo waxan soo mariyay google drive, wax wax yeelo ah ma keenayaan si free ah u dejiso kaad rabto, hadi aad fahmi weydo waxa isla website kan kaaga muuqda dhinaca bidixda whatsapp live chat halkaa message ka iiga soo fir waxa si toosa iigu soo dhici doona message kaaga.

Waxan soo galin doona halkani files fara badana oo blogger website u muhiim ah ia.

3 Comments

Post a Comment

Previous Post Next Post