WHAT'S FREELANCING? FULL INFORMATION.


WAA MAXAY FREELANCING?

Freelance waa nidaam aad si xoriyad leh aad ugu shaqaysanayso adoo guraaga jooga oo adeegsanaya Internet ka.
Habkan aad sida xoriyda leh aad ugu shaqaysanayso ayaa waxa la yidhaa freelance.
Freelancing waa habka ugu farxada badan ee dadku ku shaqaystaan, waayo waxyigaga ayad
Si xoriyad leh u maamulaysaa, xiligaad rabto ayaad shaqaynaysaa si xoriyad leh.

Waxa jira qaabab badan oo aad ugu shaqayn karto freelancing ka, adoo jooga gurigaaga.
Freelance waxa uu leeyahay kumanaan nooc oo looga shaqaysto, halkan ayaan kuugu sheegi doonaa inta ugu fiican iyo sida looga shaqaysto, ugu horayn shaqadan ogow waxa kaa xiga waa internet iyo qalab kooban, qaybaha ugu fiican freelancing waxa ka mida:












noocyada graphic design:

youtube content creator.
• blogging.
• online works.
• graphic designing.
• web designing.
• video editing.
• teacher.
• logo designing.



1. Youtube content creator.

Youtube content creator, waa samaynta muuqaalada lasoo galiyo youtube ka.
Waa xirfada ugu wanaagsan dhanka freelancing ka, waana meesha maanta dad badani ka gaadheen horumar la taaban karo.
Youtube waa meesha ugu fiican ee lacag laga sameeyo, waana mashruuca ugu caansan dunida.

waxaana iska leh shirkada Google oo ugu talagashay in ay dadku kusoo gudbiyaan xirfadooda ama waxa ay aqoon u leeyiin.


2. Blogging.

Blogging-ku waa website si free ah aad ku dhisanayso muda kooban waxaanad kusoo gud-binaysaa maqaalo ama qoraalo kuu gaar ah.
Blogging ama blogger website waa website sida kan hada aad maqaalka aad k aqrinayso oo kale, sida hada website kani aad ku jirto u dhisan yahay oo kale u dhisaysid, waa qayb ka mid ah freelancing ka.
Waxad ku soo gudbinaysaa website kaaga aad dhistay qoraalo ama muuqaalo dadka aad wax ugu sharxaysid, sida arimaha caafimaadka, diinta, luuqadaha, madadaalo oo kuu gaar ah, (macnaha aanad soo copy-grayn). sidoo kale wax baad ku iibin kartaa hab online ah.
Markaad dhamaystirto dhismahiisa waxad ku xidhan doontaa xaysiinta ay bixiso shirkada Google adsense, adigoo raacaya xeerarkooda.


3. graphic designing.

Graphic design waa mid ka mida shaqooyinka online looga shaqaysto, graphic design waxa uu leeyahay habab badan oo kale duwan, waxaana ka mid ah;

Logo design: waa mid ka mida noocyada graphic design, hadii aad taqaanid sida loo sameeyo logo ama aad tahay logo designer waa fursad aad companies ugu samayn kartid logo ama calaamada shirkada.

Video editing: video editing waa mid ka mida graphic design, tani waxa weeyi hadii aad taqaano sida muuqaalada loo editing gareeyo waad ku shaqaysan kartaa waxa hira meelo ay yimadaan dadka raba in loo sameeyo video editing waxana ka mida fivver, people per hour, iyo kuwa kale oo la mida meelahaas ayaad iska duwaan galinaysaa dad kana ugu samaynaysa video editing ka 

t-shirt designing: tanina waa mid iyadna ka mid ah graphic design, waxa aad nashqadaynaysaa garamaaanta iyo noocyada kala duwan ee dharka, hadii aad aqoon buuxda u leedahay nashqadaynta dharka waxa aad u shaqayn kartaa companies raba shaqadan.






The disadvantages of freelancing.

There are a few downsides to freelancing. First, you typically don't receive regular paychecks. 

This can be a bit of a hassle if you're trying to save money or build a consistent income. 

Second, you tend to have more control over your work schedule and workload. But this can also be a downside if you're looking for a consistent paycheck.

Finally, freelancers often don't have the benefits that full-time employees do, like paid vacation and sick days.

How to start freelancing?

There are a few things you'll need before you can start freelancing: 
1. A computer with internet access
2. A domain name and hosting account
3. A freelance portfolio or website
1. Go online and search for freelancing websites. There are many to choose from, so it's important to find one that best fits your needs. 
2. Once you've found a freelancing website, create a personal account. This will allow you to view your portfolio, post jobs, and communicate with clients. 

3. Once you have a personal account, it's time to create your freelance portfolio.


Tips for successful freelancing.

When starting as a freelancer, it can be daunting to know where to start. Here are some tips for successful freelancing:

1. Research your industry. Do some research to figure out what is currently happening in your industry, what trends are happening, and what skills are required to be successful.

2. Get organized. Make a list of what you need to do to complete each project, from researching the project to writing the proposal to getting quotes. This will help you stay on track and avoid wasting time on tasks that can be completed later.

3. Make connections. Network with other professionals in your industry and find out what resources they use. This will help you find new clients and learn about best practices.

4. Set goals and timelines. Set realistic goals for the amount of time you.



How to make money from freelancing?

Freelancing is a great way to make money from your skills and expertise. There are several ways to make money freelancing, but some of the most common are as follows:

1. Freelance Writing.


Freelance writing is a great way to make money from your skills and expertise. There are many different freelance writing opportunities out there, but some of the most common are as follows:

- Freelance writing for online publications.
- Freelance writing for online services.
- Freelance writing for online campaigns.


2. Freelance Graphic Design.

Freelance graphic design is a great way to make money from your skills and expertise. There are many different freelance graphic design opportunities out there, but some of the most common are as follows:

- Freelance graphic design for online publications.
- Freelance graphic design for online services.
- Freelance graphic design for online campaigns.

Gunaanad: 

Freelancing waa hab aad su free ah aad adiga uga xoog sanayso online, oo cidna u daba fadhiisanayn.

Marka aad fahanto fursadaha ka banaan freelancing waxa aad go,aan sana doontaa midka ka mida freelancing works ka, ku dadaal mid aad ka dooratay ogow waxa aad ku fiican tahay ha ahaato ta aad dooranaysaa.
Kadib waxa heli doontaa fursad shaqo oo aad ka samayso dhaqaa'e kugu filan inshaa allaah
Kaliya eaa dadaal iyo wax fahan dheeri ah inaad la timaado.


Post a Comment

Previous Post Next Post