how to setup ads on your website

SIDA XAYASIINTA LOOGU XIDHO WEBSITE BLOGGER AH:

Ugu horayn waa in uu kuu dhamaystiran yahay shuruudihii laga rabay website ka, macnaha inaad soo dhistay website kaaga, oo kaliya aad rabto inaad ku xidho google adsense.
Hadaba markaad "Google adsense account" soo furato ee aad rabto in website kaaga xayasiinta saarto, waxad u baahan tahay qodobadan soo socda;

1. Markaad adsense account isdiwaan galiso ee aad website kaaga linkigiisa aad galiso, hadii aadan markaad adoo raacaya talaabooyin kan:




Meeshaas fallaadha kuu saaray ayaad galinasaa linkigaaga.

Markaad galiso websitkaaga halkaasi, waxad u baahan tahay inaad xayasiinta ku habayso meelahaad rabto inaad, xayasiinta ka soo muujiso ee website kaaga, ogow iyadoon wali approved noqon website kaagu ayaad sii habaysan kartaa xayasiinta.

2. Kadib waxaad aad meesha sare ee bidixda xigata, ee home-ta, eeg sawirkan hoose;



Meeshaas, ay ads ku qoran tahay ku sii dhufo, kadibna waxa kusoo baxaysa shaashad kale, oo ay ku qaran yihiin noocyada ads kee ee aad kasoo muujin kartid website kaaga.
Muuqaalka sare ayaad kaga bogonaysaa talaabooyinkan oo faahfaahsan san. Sawiradu mar walaba waxay kaa caawinayaan sidii aad u raaci lahayd steps ka, si degen.

Hadaba markaad kusoo dhufato ads waxa soo baxaysa shaashad ay ku qoran tahay, ( by site, ad by unit, global settings.) Waxaad dooranaysaa mida ay ku qoran tahay "ad by unit" 
Shaashadan ayaa ku soo baxaysa marka hore;

Meeshaas ay ku qoran tahay 'ad by unit' ayaad ku dhufanaysaa. Sidoo kale waxaad ku dhufan kartaa meesha ay ku qoran tahay blobal setting, kadibna waxad furaysaa tikta hoose si automatic ah atuu kuu leagaysiinaya xaysiinta.

Hadaan teena ku sii socono markaad soo gasho meeshan waxad sii dooranaysaa, mesha afarta sawiree hoose ay  ku kala qoran yihiin display ads, in-feed ads, in-article ads, iyo multiplux ads, ayaad kasoo dooranayaa ta u horaysa.
Markaad kusoo dhufato meeshaas waxa ku soo baxaysa shaashad ay ku qoran yihiin codes kaa soo pa rabo inaad geyso blogaaga.
Waxad gayn kartaa qaybta theme ka xagiisa hoose ee " body tag", sidoo kale waxad dgigi kqrtaa blogger kaaga meeshan;






Hadii sidaa sare oo kale u sii diyaarsan tahay ads ku waa ok. Hadii se ayna wax ads file ahi jirin waad kusoo dari kartaa, adoo kaga soo daraya meesha kaleen kuu calaamiyay, waxa kusoo baxaysa meel kale oo ay ku qoran tahay JavaScript markaa kaa soo dooro oo code kaad sidatay gali halka kuna save gare, kadibna ku laabo adsense oo save dhe dhanka aad k soo qaaday code ka.

Hadaba ogoow ads ka meesha kama soo muuqanaayaan ilaa lasoo aqbalaayo website kaaga.
Marka lasoo aqbalo ayay soo muujis mayaan meeshaad sii dhigtay code.


Noocyada ads u kala baxaan:

1. Display ads:  

Nooca la yiraahdo display ads waa nooca kasoo muuqda displayga sare, qaybtani ayaa waxay usii qaybsantaa, noocyo kala duwan.

Kuwa u samaysan sida afargeeska' oo kale iyo kuwa taagtaagan oo dhuudhuban, iyo kuwaa jiijiifa. Kuwaasi oo aad kasoo muujin karto dhexda, hareeraha, korkaba, ee website kaaga.

2. In-article ads:

Qaybtan iyada waxa lago soo muujiyaa article ka ama postiyada dhexdooda, waa kuwa badanaa ka soo muuqada markuu qofku akhrinayo article ka.
Waxana code ka lagu soo siiyay ee aad kasoo qaaday adsense dhigaysaa maqaalka dhexdiisa.

3. In-feed ads :

Waa nooc ka mid ah xayasiinta ay bixiso google adsense.
Noocan xayasiinta ah ayaa badana waxay u samaysan tahay, sida postiyada oo kale le. Waxay inta badan soo gashaa ama la dhigaa meelaha ka yara saraysa post ga kowaad. Sidoo kale waxad soo galin kartaa meelaha dhexe, waxay u samaysan tahay sida post camal.

 4. multiplux ads:

Multiplux ads waa qayb ku siinaysa noocyo xayasiimo ah oo wada socda, waxay badana
Ka kooban tahay 4 nooc oo xayasiimo ah oo wada socda hal mar. Xayasiimahani ayaa la yidhaah multiplux ads.
Waxay u samaysan tahay sida sawirkan hoose ka muuqata oo kal


Gunaanad:

Habayta xayasiinta waxa aad u baahan tahay markii lasoo aqbalo website-kaaga, markaa ayaa waxa aad u baahan tahay inaad habaysato ads-ka.
Waxa aad ka soo muujin karta website dhankiisa sare, iyo sidoo kale dha kiisa hoose, iyo dhinaca yadaba Adigoo adeegsanaya noocyada ads-ka ee aan xaga sare kuugu soo sheegay.

Ugu horey waxa aad furaysaa auto-ads ka badana markaad ku xidho website-kaaga adsense marka uu ku soo aqbalo waxa ay si automatic ah usoo muujinayaa ads dhanka sare ah, adiga ayaa badsanaaya oo meelo badan ka soo muujinaaya gudaha websit-kaaga.
Waxad soo galin kartaa xayasiinta postiyada dhexdooda si qofka akhristaha ahi u arko xayasiinta.
Sidoo kale waxa jira kuwa dul saaran meel walba oo uu qofku galo oo la yiraahdo 'flouting ads'.
Xayassiinta aaf website kaaga ka soo muujinaysaa waa inay si fiican u nidaam sanataa, marka ay xayasiinta ay si fiican u nidaam san tahay dadka ma dhibayso, marwalba waa muhiim inaad wax badan ka fahansantahay khasaaraha iyo faa'iidada ay keenaan xayasiimahu.

Hadii website kaaga uu yahay mid aad dad ku wax ka bartaan ama aad wax yaabo muhiima ku soo gud bisid, ha ku badan xayasiinat waayo dadka ayaa karaahiyaysanaya, marka ha badan xayasiinta in nidaam san uun soo gali.
Markasta oo ay xayasiintu ay badan tahay waa marwalba oo ay lacagta aad heshaa badanayso, lakiin lacag badan hell laga yaaba inaad waxba ku weydo saa awgeed habee xayasiinta oo hasii badin.
Marka aad xaysiinta habaysid kaliya waxa aad iska ilaalisaa traffic fake ah ama dad aan sax ahayn inay u samayso website kaaga, tani waxay keentaa in lagaa xidho xayasiinta waan cilado dadka qabsada inta badan.

Hadii ciladan ay ku qabsato waxa aad tagtaa meesha ay ku qoran tahay feedback u sawirta isla cilada ay ku soo direen ee ka muuqadata adsense account-igaaga, waxa aad ku qorta meesha ka hoosayasana qoraal aad ku leedahay ma isticmaalin waxa fake traffic ah.
Hubso inay website-kaaga aysan soo booqanin wax fake traffic (cid aad ku tidhi soo booqda).
Ciladani haday ku qabsato marka aad u dirto waxay badana qaadata hal bill, kadibna waa ay kuu soo daynayaan, marka ay ku soo daayaan xayasiinta waxa aad iska xidhaa xayasiintii hore ee kuu saarayd website ka, waxa aanad samaysataa kuwa cusub.

Waxa aad ka samayasanaysaa isla meelihiaad hore uga samaysay adoo ka bilaabaya display-ads iyo kuwii kaleba.

Daawo muuqaalka sare si taxadar le, waxa aan hubaa inay aad u fudud yihiin waxani, ee adiga ha isku adkayn, kaliyaata dadaal adigu dhamaan waad gaadhi hadafkaagee. 


Post a Comment

Previous Post Next Post