How to create google adsense account for websites?

Sida loo furto google adsense account.

Muuqaalkan waxa aad si cad ugu baranasaa sida google adsense account loo furto. Si fiican u raac talaabooyinka aan maraayo.

Waxa aan si qoto dheer ugu sharaxaya xagan hoose ee ka hoosayasa muuqaalka, wax aad ka faa'idaysaa waxii aad ku fahmi waydo muuqaalka.

Ugu horeyn waa inaad haysato intaan oo sax ah.

1. Address sax ah oo shirkadu ogoshahay.
2. Passaport id ama license-drive.


WAA MAXAY ADDRESS?

Address ku waa meesha aad degan tahay ama ku nooshahay, sida wadanka, magaalada kasii degantahay, gurigaad kasii degantahay, meeshaas ayaa la yidhaah addres qof leeyahay.
Somalia malaha addres yo caalamiya, sidaa awgeed waa inaan fahanaa address waxa uu yahay marka hore. (Waana meesha aad degan tahay).


Hadii aanad hadaba lahayn wax address sideed ku helli kartaa?
Shirkada Google adsense waxay ogoshahay inaad adeegsato addres qof kale leeyahay, oo jooga wadamada shirkadani ogoshahay addres yadoda.
Hadaba si aad u furato google adsense account,
Waa inaad haysatid.


1. "Address" (address ku waa: wadanka, magaalada qofku kasii joogo, ama adiguba joogtid, wadada iyo guriga, intaas weeyi address ku)
Tusaale san ayuu u galinaysaa:
Kenya, nayroobi, mzee street, gurigaad degan tahay.
2. PASSAPORT, ID AMA LICENSE-DRIVE'S, intaan waa in ay kuu diyaarsan yihiin marka hore, oo waliba waa inay yihiin ku eligible u ah google adsense.
Wadamada geeska africa waxa la ogol yahay kaliya kenya iyo Ethiopia markaad blogger website ku xidhaysid, hadaba laga yaaba inaadan haysan adigu, waxad raad sanaysaa qof qaraabada ah, si uu kaaga caawiyo arimahan. 
Shirkadu way ogoshahay adeegsashada documents ka qof kale si ay arimaha kuugu suura galaan. Kani waa qodobka ugu horeeya eey kaa rabto shirkada adsense.

Xagan hoose ayaan kuugu faahfaahiyay xataa khatarah la iska ilaalinayo, ee si fiican u akhri.


WAXYAABAHA LAGAAGA BAAHAN ADIGA.

Shirkada "Google adsense" waxay adiga kaaga baahan tahay inaad haysato waxa ka mida;





1. PASSAPORT, ID AMA LICENSE-DRIVE'S: intaan waa in ay kuu diyaarsan yihiin marka hore, oo waliba waa inay yihiin ku eligible u ah google adsense.

Wadamada geeska africa waxa la ogol yahay kaliya kenya iyo Ethiopia markaad blogger website ku xidhaysid, hadaba laga yaaba inaadan haysan adigu, waxad raad sanaysaa qof qaraabada ah, si uu kaaga caawiyo arimahan. 
Shirkadu way ogoshahay adeegsashada documents ka qof kale si ay arimaha kuugu suura galaan. Kani waa qodobka ugu horeeya eey kaa rabto shirkada adsense.


2. Address sax ah: Addres ku waa waxyaabaha ugu muhiim san ee ay shirkadani adsense rabto inad haysato ama leedahay, address la,aan waxba kuuma suura galayaan, waa inaad diyaarsata marka
Hore.

Address ku waxa weeyi meesh hadhaw warqada pin verification ka lagugu soo diri doono markii lagu soo aqbalo.
Address ku waxa weeyi meesha information kaaga aad galinayso, sida magaca meesha aad degan tahay ama qofkaad address kiisa 
Isticmaalayso.

Waxa muhiim ah inay isku mid ahaadaan magaca kuugu qoran ID ga ama ku qoran PASSAPORT ka.
Xogtaad galinayso meesha addreska waa inaad iska hubisaa inay isku mid yihiin kan uu kuu soo diray qofku, hadii adiga kaaga aad adeegsanasana waa sidoo kale.



Ka digtoonaw waxyaabaha qaar:

Marka google adsense account aad furanaysid, ka digtoonow wax yaabaha qaar sida, inaad isticmaasho addres aan jirin ama aan laguu ogolayn, waayo hadhaw shirkadu aad bay u baadhaysaa xogtaad u dirtay.
Hadii istidhaa khiyaan waxa suuro gal ah in website kaaga loo aqoonsado, mid aan jirin oo la iska been abuurtay, taa si aad uga fogaato fadlan ha samayn waxyaabo khiyaamo ah, aad ama aadan hubin.

Hadii aad addres aan dhamystirnayn aad haysatid, fadlaan soo dhamaystiro, oo ilaa passaport ka ama id ga, soo diyaarso. Hadii add degnaan wax ku wadid wax walba way kuu hirgalayaan walaal.


SIDEE LOO ADEEGSANAYAA PASSAPORT KA AMA ID GA:

Marka laguu soo diro ama aad adigaba haysatid passaport ka ama id ga, waxad u adeegsanaysaa sidan.
Passaport ka ama id ga sawir aad u nadiif ah ayuu kasoo qaadayaa qofku ama adigu.
Waxaad k sawiraysaa dhaka hore iyo Dhan ka dambe ba.

Dhanka hore waxa ku qoran xogtii qofka sida, magaciisa, maashuu ku dhashay, magaaladiisa, xiligii uu dhashay iyo da'disii.
Sawir ka waxa u diri doonta shirkada markay soo aqbasho website kaaga.
Sawirka dhanka dambana waa inuu nadiif ahaadaa, labadaba waxad u diraysaa shirkada adsense markay ku yidhaahdaan soo dir.


Gunaanad iyo soo koobid:

Markaad adsense soo gashid wax kuu so baxay shaashad ay ku qoran tahay, dooro wadanka. 
dooro markaa wadanka rabto waa inuu ahaadaa wadan la ogol yahay.
Waxa ku meesgaad website kaaga galin lahayd.
Hadaanu diyaar kuu ahyn waad dhaafi kartaa.
Markaas wuu kuu furan yahay adsense account.
Waxa buuxbuuxinaysaa meelaha kuu soo baxa.
Waxa ku soo baxaysa meel ay ku qoran tahay `your information'  meeshan waxad ku buuxinaysaa;

1. magac kuugu qoran Passaport ama id-ga ama ka aad kasoo qoratayqofkaad isticmaalaysid addres kiisa.

2. Address 1 iyo address 2, waxa aad ku buuxinaysaa wada iyo guriga aad degan tahay.

3. Meesha xigta ee ay ku qoran tahay city, waxad galisaa magaalada aad degan tahay.

4. Meesha ay ku qoran tahay postal code, waxa aad ku buuxisaa postada waraaqaha laguugu soo diro ama qofkaad xogtiisa isticmaalaysay postadiisa.
Mararka qaar ayaa la socda xog kale taasina buuxi waxii aad fahmi weydo igala soo xidhiidh qaybta contact us ka.


Post a Comment

Previous Post Next Post