top free blogger templates

Sidee blogger theme ama template usoo galin website kaaga?

Si aad ugu soo darsatid blogger website kaaga theme qurux badan oo tayo le, waa inaad soo download garaysato theme.

Website kan hoyga crypto, ayay ku jiraan 10 theme oo aad u qurux badan tayoyna leh, kaliy lasoo deg kaad rabto ama ku qanciya, dhamaantood waa free oo wax lacaga laguma weydiinaayo.
Theme ka waxay lee yihhn qaybo lacaga oo aad lacag ka bixinaysid, ilaa toban Doolar meelahas lakiin khasab maaha taasi waayo, waxaba kaa badan kan free ga ah oo aad articles aad u qurxoon soo galiso.



Markaad soo dejisato theme ka waxa uu ku so degayaa isago xml ah, arkaa waxa uu kuugu soo degayaa file kaaga mobileka,kadib waxu usii kala bixi doonaa dhawrqa ood oo kale duwan.
Waxad adiga kasoo qaadanaysaa kaliya qaybta xml ka ah. 
Marka ad blogger kaaga soo furto waxad kasii tagta meesha ay ku qoran tahay "theme" kadibna waxaa kusii dhufataa meesha fallaadha hoos u jeeda, kadibna waxad kusii dhufan "restore theme" waxa uu kuu soo saaridoonaa file upload, kadiba file kaaga ku dhufo waxad soo gashaa qaybtaada download ka ee mobilkaaga, kadibna waxa aad arki doontaa magacii theme kaad soo degisatay. 
Dooro xml file ka, waxa uu kusoo qaadi doonaa theme si automatic ah oo blogger kaaga ugu soo dari doonaa.

Marka aad theme ka cusub soo gashato website kaaga kaliya waxa kuu hadhay inaad edit garayso theme ka. Editing ku waa iska fudud yahay waxa tagaysaa layout ka bogaaga.
kadibna sida aan muqaalka sare kuu sharaxay ayaad u edit garaynaysaa.


BILAA THEME WEBSITE KAYGU MA NOQON KARAA?

Marka hore blogger website waxa uu wataa theme hore lakiin aan tayo lahayn, hadafkaagu adiga waa inaad lacag ka samayso blogger kaaga, sidaa awgeed waa khasab inaad theme tayo le aad gashato website kaaga.
Hadii adan website kaaga theme qurux badan aanad gadhanin google adsense way adag tahay in uu ku soo aqbalo, sidaa awgeed theme waa u muhiim website ka.

Theme ku sidoo kale waxa uu soo jiidanayaa indhaha dadka akhriyayaasha ah, oo si fiican uga bogonaaya waxay akhrinayaan, taasina waxay keenaysaa inaad hesho dad badan oo soo booqda website kaaga, sidoo kale theme u waxa u lee yahay awood uu ku geeyo articles kaaga meel sare oo waxa uu ku siyaadinaya waa Dhaqaalaha aad ka helayso website kaaga.



FARQIGA U DHEXEEYA THEME KA LACAGTA AH IYO KAN FREE GA AH?

Theme ama template ka freega ahi waxa uu wataa footer copywrite  oo la rabo inaad adigu gaxantaada kaga reebto copywrite ka, muqaal ayaan ka sameeyay sida looga reebo copywrite ka theme ka.
Sidoo kale ka free ga ahi waxanu lahay waxayabo uu leeyahay kan lacagta ahi, sida inu ku siiyo awood dhamaystiran oo uu Google adsense rabto
Sida features ka.
Theme ka ama template ka lacagta ahi  waa mid aad u nashqadaysan oo waxa yaabo badan kuu sahlaaya sida, inaad habayso isaga badankiisa sida kan free ga ah, sidoo kale waxa uu lee yahay awood saayid ah lagu soo aqbalayo website kaaga.

Sidoo kale waxa uu kaa reebaya copywrite ka oo magacaga kuugu soo qorayaa qaybta hoose ee website kaaga si automatic ah,  halkii aadiga code in taad galiso aad adiga badali lahayd, theme ka premium ah ama lacagta ahi wa mid awoo gaara leh.


 Faa'iidada uu lee yahay theme/template:

Faa'iidada uu leeyahay theme ku waxa ka2 ka ah inuu website kaaga ka dhigo mid tayo iyo tayoba leh, wax yaabaha uu aadka ugu sii fiican yahay waxa kamida in adsense ay hire usoo aqbasho theme ka quruxiya postiyada, waayo hadii uu nidaamsan yahay website ku adsense waa meela ay aad ka u jecel yihiin in laguu soo aqbala aad ka uga dhawdahay.

Theme ku waxa uu soo jiitaa indhaha dadka akhristataasha ah ee soo booqda website kaaga, taasina waxay keenaysaa in website-kaagu uu hello traffic badan ama soo booqosho badan.
Lacagta badan waxa laga sameeyaa dadka badan ee ku soo booqda waan kuu muhiim in websitkaaga hello Booqasho fiican, tani kama turjina ina aanay adsense ku soo aqbalayn hadii aadan hasan wax traffic ah, adsense traffic way kaa rabtaa laakiin tiro cayiman maaha ee ugu yaraan waa inay dad waxo gaa ahi ku soo booqdaan dhawr kii bilood ee ugu dambeeyay.

Traffic badani aduu kuu wacan yahay marwalba, oo waayo dad kaasi badan ayaad lacagta ka samaynaysaa, taana wax keena quruxda iyo hanaan ka wacan ee website kaagu u dhisan yahay.
Theme waxa uu kaa caawinayaa in website kaaga uu gaadho meel sare oo awoodaa qaxa siinaya waa theme kuu saaran, marwalba theme wanaagsan oo aad aad u habaysay saar website kaaga, si aad fursad ugu hesho horusocod dhaqaale iyo mid nafeedba.


Gunaanad:

Theme ka freega ah baa kaa badan oo uu adsense kuu soo aqbalayee ee aad uun u qurxiso waxa ugu muhiimsan waa article ka ama postiyada kuwaasi uun xooga saar.


Theme gaadhaya ilaa 10 theme ayaa ku jira qaybta template's ka ee website keenan hoygacrypto




Post a Comment

Previous Post Next Post